Gabar Wasiir kasoo noqotay Maamul goboleed kuyaala Somalia oo Mareykanka xil ka qabatay

Wasiirkii hore ee haweenka iyo arrimaha qoyska maamulka Puntland Anisa Xaaji Muumin, ayaa xil sare oo muhiim ah ka qabatay maamulka gobolka Soomaalida Mareykanka ku badan tahay ee Minnesota . Anisa Xaaji Muumin ayaa loo magacaabay in ay noqoto gudoomiye kuxigeenka arrimaha socdaalka iyo qaxootiga ee gobolka Minnesota, waxa ayna si gaar ah anisa isha … Continue reading Gabar Wasiir kasoo noqotay Maamul goboleed kuyaala Somalia oo Mareykanka xil ka qabatay